Dhaweeye
No in-app products collected for this app.
| Rating | |||
|---|---|---|---|
| United States | 28%100 | 3.93 | |
| Kenya | 13%46 | 3.72 | |
| United Kingdom | 10%37 | 3.97 | |
| United Arab Emirates | 4%15 | 4.27 | |
| South Africa | 4%15 | 3.47 | |
| Canada | 4%13 | 3.92 | |
| Turkey | 4%13 | 3.08 | |
| Saudi Arabia | 3%10 | 3.40 | |
| Sweden | 3%10 | 3.70 | |
| Malaysia | 2%8 | 4.38 | |
| Australia | 2%6 | 4.17 | |
| France | 2%6 | 2.67 | |
| Qatar | 2%6 | 4.50 | |
| Cyprus | 1%5 | 4.80 | |
| South Korea | 1%5 | 3.20 | |
| Norway | 1%5 | 4.00 | |
| Uganda | 1%5 | 2.60 | |
| China | 1%4 | 5.00 | |
| Germany | 1%4 | 5.00 |
Description
Qaabka is diiwaangalinta
-Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.
Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye
1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.